Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo si heer sare ah loogu soo Dhaweeyay Roma

Arbaco, May 06, 2015 (Daljir) —  Wafti balaaran oo uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenka kowaad ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbalabd Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayna kamid ahaayeen wasiiru dowlaha madaxtooyada Jubbaland Cabdiqani Cabdi Jaamac ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Room ee wadanka Talyaniga.

Madaxda wasaaradda arrimaha dibadda ee wadanka Talyaaniga ayaa ka qaybgalay soo dhoweynta madaxweyne kuxigeenka Jubbaland iyo waftigaan uu hogaaminayo, waxaana lafilayaa inay ka qaybgalaan shir dhowaan ka dhici doona wadankaasi.

By: Jaamac Abdurahman

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com