Gudoomiyahii Guddiga Dib u Eegista Dastuurka Somalia oo Is-Casishay [DHAGAYSO]

Arbaco, May 06, 2015 (Daljir) —  Gudoomiyahii guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista iyo hirgalinta dastuurka Soomaaliya, Caasho Geelle Diiriye ayaa shir ay maanta ku qabatay magaalada Gaalkacyo ku sheegtay inay iska casishay xilkii ay ka haysay guddiga dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com