Madaxweyne Farmaajo oo carro kala dul dhacay Siyaasiyiinta mucaaradsan (daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Madaxweyne Farmaajo oo carro kala dul dhacay Siyaasiyiinta mucaaradsan (daawo)

Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay jaaliyadda Somaliyeed ee kenya la hadlayeey ayaa ka hadlay tala

FARMAAJO & HSM: TWO DESTRUCTIVE APPROACHES TO SOMALIA’S FEDERALISM
Todobaadkan iyo halganka SSC-Khaatumo iyo xoreynta degaanada maqan
Oday Xuseen Shiikh Maxamuud: Caqabadaha Haysta Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay jaaliyadda Somaliyeed ee kenya la hadlayeey ayaa ka hadlay talaabooyinka ay ku guulaystay xukumadda uu hoggaaminayo.

Sido kale Mudane Farmaajo ayaa weraar afka ah ku qaaday qaar kamid ah siyaasiyiinta dhaliila dowladdisa,isagoo sheegay in ay jiraan siyaasiyiin dacayad raqiis la wareegaya guddaha dalka.

Halkan Hoose kadaawo Khudbada Madaxweynaha ee Nairobi

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 5 years ago

    ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.
    Ilmo Natanyahu.

DISQUS: