Khudabaddihii Xarig jarka Qaybaha Cusub ee Cisbitaalka Qardho (Daawo)

Khudabaddihii Xarig jarka Qaybaha Cusub ee Cisbitaalka Qardho (Daawo)

Madaxweyne Gaas ayaa maanta xariga karay qaybo Cusub uu yeeshay Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Qardho,waxaana goobtaas ku sugnaa masuuliyin iyo qaar kamid ah wasaaradaha dowladda Puntland oo ay ugu horeyso Wasaaradda Cafimaadka Puntland.

Hoos kadaawo Muqaal dhamaystiran Xafladdii Qardho

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com