Madaxweyne Deni oo ku soo wajahan Boosaso

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo ku soo wajahan Boosaso

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan maanta magaalada Boosaaso ee xar

Ururka Beeralayda Qaranka oo ka hadlay dhibaatooyinka kasoo gaaray Fataahada Wabiga (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka gobalka Hiraan oo amray in ciidamo la dhex dhigo maleeshiyo beleed dagalamay

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan maanta magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka kooban Xildhibaano iyo Wasiiro, iyadoona diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweyanha Puntland saakay laga dareemayo magaalada.

Amniga magaalada Boosaaso ayaa si weyn loo adkeeyey, waxaana wadooyinka muhiimka ah saakay lagu arkayaa ciidamo fara badan oo amniga sugaya.

Safarka Madaxweynaah Puntland uu ku imaanayo magaalada Boosaaso ayaa la sheegaya in uu yahay mid dulka ah.

Madaxweyne Deni ayaa kulamo kale duwan la qaadan doona bulshada qeybaheeda kale duwan, marka uu soo gaaro Bosaso .

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: