Cumaan oo Suldaan cusub yeelatay

Cumaan oo Suldaan cusub yeelatay

Geeridii Suldaan Qaabuus kadib ayaa qoyska xukuma Dalka Cumaan ay u doorteen inuu Saldanada Cumaan uu qabto Haytham Bin Daariq Aala-Siciid oo ah Ina adeerka Suldaan Qaabuus.

Haytham ayaa inta aan Suldaanimada loo dooran ahaa Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Cuman, Wuxuu kaloo horay usoo noqday Wasiirkii Arimaha Dibada ee Cumaan.

Haytham wuxuu dhashay 1954, wuxuuna ahaa Ergayga gaarka ah Suldaan Qaabuus.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com