Golaha Aqalka Sare oo maanta ka doodi doona sahrciga Doorashooyinka

Golaha Aqalka Sare oo maanta ka doodi doona sahrciga Doorashooyinka

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku asteysantahay 11/1/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ah ku yeelanayaan xarunta Golaha Aqalka ee magaalada caasimada Muqdisho.

Aqalka sare ayaa lagau wadaa in ay ka doodaan ajendaha miiska u saran ee ah sharciga doorashooyinka qaranka oo ay soo diyaariyeen Guddiga baarlamaanka islamarkaana ay dhawaan xildhibaanada Golaha Shacabka ay meel mariyeen.

Xubnaha ka tirsan xildhibaananada Golaha Aqalka Sare ayaa shalay lagu wargeliyay in maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0