Madaxweyne Deni oo hambalyo u diray RW cusub ee Somaaliya

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo hambalyo u diray RW cusub ee Somaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Goleyaasha Dowladda ayaa u Hamba

Wasiirka Tamarta Puntland“ Majiri doonto cid Puntland uga wakiil noqon doonta Shirarka looga hadlay arimaha Batroolka
LAASCAANOOD: “ANIGU WAXAAN AHAYD 70 JIR WAXAANA DIYAAR U AHAY INAAN KA QAYB QAATO XORAYNTA
Itoobiya oo gobolka Soomaalida kasoo saaraysa gaas iyo shidaal cayriin ah

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Goleyaasha Dowladda ayaa u Hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

“Waxaan u hambalyaynayaa Ra’iisal Wasaaraha Cusub Mudane Maxamed Xuseen Rooble, runtii waxaa hortaalla shaqo baaxadleh oo masuuliyadeeda wadata, waxaana u rajeynayaa in uu ku guuleysto”

Madaxweyne Deni waxa uu Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Alle “SWC” u waydiiyey inuu ku asturo masuuliyaddaas weyn ee uu u qabtay dadkiisa iyo dalkiisaba.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: