Madaxweyne Deni muxuu kala hadlay Guddiga amniga gobolka Mudug? (dhegayso)

Madaxweyne Deni muxuu kala hadlay Guddiga amniga gobolka Mudug? (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay guddiga amniga ee magaalada Gaalkacyo.

Arimii kulankaasi looga hadlay waxaa Saxaafada uga warbixiyay guddoomiyaha gobolka Mudug.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com