HomeUncategorized

Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday agaasimihii Hay’ada wadooyinka.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne LR.21 ee March 03 2017 kuna saabsan xilka qaadis Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland (PHA).

WARAYSI-Aqoonyahan falanqaynaya khayraadka Soomaaliya.
PDRC oo Gaalkacyo ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladda amni ee gobolka Mudug iyo maamulka gobolka oo ka qayb-galay.
Ibrahim Mahdi Buubaa, mudane ka tirsan baarlamaanka Somaliland oo aan waraysanay. [Dhegaysi …]

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  degreeto xeer  Madaxweyne LR.21 ee March 03 2017 kuna saabsan xilka qaadis Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland (PHA).

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay:             Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu arkay.             Garawsaday baahida loo qabo isbedel lagu                                                  sameeyo Maamulka sare ee   Hay’adda                                                       Wadooyinka Puntland.

Markuu tixgeliyey:      Talo soo jeedinta Guddiga sare ee Hay’adda PHA                                       (BOD).

Wuxuu xeeriyey:

  1. Wuxuu xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka                 Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan.
  1. Waxaa xilkaas si KMG ah usiihaynaya Guddomiye ku xigeenka                  Hay’adda Wadooyinka Puntland.
  1. Xeerkani wuxuu Dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo,           wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: