DHEGEYSO-Dad haraad ugu geeriyoodey koonfurta gobolka Nugaal

Godob-jiraan, Mar 04 2017-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Godbo ee gobolka Nugaal oo hoosyimaada degmada Godob-jiraan ayaa sheegaya inay ka taagan tahay xaaladdii ugu cuslayd.

Qaar kamid ah dadka deegaanka oo warbaahinta Daljir la soo xiriiray ayaa sheegay in haddii aan saacadaha soo aadan gurmad lasoo gaarsiin ay dhimasho halis ugu jiraan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com