Gudoomiye ku-xigeen cusub oo loo magacaabay gobolka Nugaal.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  degreeto xeer  Madaxweyne Lr.22 ee march 03 2017 kuna saabsan magcaabis Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay:             Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu arkay:             Aqoontiisa, kartidiisa, iyo waayo aragnimadiisa                                         shaqo.

Markuu tixgeliyey:       Talo soo jeedinta Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo                                         Dawladdaha  Hoose.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Calisalaad Diiriye Faarax loo magcaabay Guddoomiye                kuxigeenka koowaad ee Gobolka Nugaal  .
  2. Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxeexo,             wuuna saxeexay madaxweynuhu maanta.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com