Madaxweynaha Puntland oo xalay Arrimo xasaasi ah ka hadlay (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo xalay Arrimo xasaasi ah ka hadlay (Daawo)

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo caawa ka hadlayay Munaasabadda 1-da Luulyo ee 60-guuradii ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed ay

Amaanka Madaxtooyada oo aad loo adkeeyay weerarkii Hotel SYL kadib
Madaxwaynaha Dowladda dhexe iyo madaxda dowlad goboleedyada oo Garowe kusoo wajahan
Warbixintii 2aad ee waxsoosaarka beeraha timirta ee Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo caawa ka hadlayay Munaasabadda 1-da Luulyo ee 60-guuradii ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed ay xornimada ka qaateen Gumeystihii iyo Midowgii Gobolada Waqooyi iyo Koofur ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo siyaasadeed.

Saciid Deni ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo baaqii Baarlamaanka Puntland ee ku saabsanaa in aanu ka qeyb gelin Shirka uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo ee 5-ta bisha July ka dhici doona Muqdisho, ee dhex maraya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: