Wasaaradda Waxbarashadda Somaaliya oo shaacisay xiligu bilaabmayo Imataxanadka shahaadiga ee Gobalka Banaadir

HomeWararka

Wasaaradda Waxbarashadda Somaaliya oo shaacisay xiligu bilaabmayo Imataxanadka shahaadiga ee Gobalka Banaadir

Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay maanta ku shaacisay in 11 bisha soo

Wacaal Daray ah: Qarax Gaari oo ka Dhacay Muqdisho
Wasiirka Maaliyadda DFS oo kulan la qaatay culumadda Somaaliyeed
faahfaahin: Qarax ismidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyihi gobalka Mudug ee Puntland

Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay maanta ku shaacisay in 11 bisha soo socota uu bilaaban doono Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir .

Sanadkaan qaadista Imtixaanka waxaa si wadajir ah u qaadi doono wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare iyo Agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir .

Sidoo kale Wasraadaddu waxaa ay sheegtay in dhawaan ay soo saari doonto jadwalka Imtixaanaadka fasalada 4-aad .

Dowladda Soomaaliya ayaa 1-kii sedexaad amartay in la xero goobaha waxbarashada dalka si loo xakameeyo cudurka Safmarka ah ee Covid-19 oo markaasi si xowli ah ugu sii faafayay dalka .

Ugu dambeynti qoraalkaan kasoo baxay Wasaaradda waxbarashada ayaa arday lagu yiri waxaan idin rajeyneynaa guul iyo hormar dhammaan ardayda Soomaaliyeed.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: