Warbixintii 2aad ee waxsoosaarka beeraha timirta ee Puntland (dhegayso)

Warbixintii 2aad ee waxsoosaarka beeraha timirta ee Puntland (dhegayso)

Asbuucyadan waxa aan dhegastayaasha Radio Daljir ee Soomaaliya iyo dhammaan dunida dacaladeeda la qaysan doonaa warbixino eegaya waxsoosaarka beerleyda timirta ee Puntland, siiba kuwa gobolada Bari iyo Gardafu oo ay ka baxaan beeraha timirta ee ugu badan, uguna tayo wanaagsan timirta Soomaaliya. Waxaan kale oo dhegaystayaasha Daljir la qaybsan doonaa sida aanba looga warqabin tayada iyo waxsoosaarka timirta Puntland iyo inta ay le’egatahay.
Hadaba Warbixintii tan ka horaysay ee 1-aad waxad ku maqasheen Waxsoosarka timirta beeraha ku yaala Gobolka bari, warbixintan oo ah tii 2aad waxaan kaga hadlaynaa timirta ka baxda beeraha  ku yaala Gobolada Gardafu iyo Sanaag .
Wariye Xasan Heykal ayaa soojeedinaya.

ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0