Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyeey Arday Deeq Waxbarasho ka heshay Dalka Ethopia (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyeey Arday Deeq Waxbarasho ka heshay Dalka Ethopia (dhegayso)

Madaxweynaha puntland Dr cabdi weli maxamed cali gaas ayaa galabta ka qeyb galay munaasabad lagu wasaaradda wwabarashada Puntland ay ku sagootinaysa arday iyo shaqaalle dawladeed oo deeq wabarasho u aadaya wadamada Ethopia iyo Sudaan .

Tirada ardayda Aadays alabadaas wadan ayaa laguu sheeegay 185 arday Wxaaana kale oo jira 30 Horay u baxay .

Hadaba Madaxweynaha puntland Dr cabdi weli maxamed cali ggaas oo la dardaarmay ardada ayaa sheegay in Ethopia ay tahay Saxiibka ugu dhow somaliya gaar ahaan puntland ee dhanka wabarashada ka tageerta .

dhegayso codka Madaxweynaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0