Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey degaanka Saaxo ee gobalka Mudug

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey degaanka Saaxo ee gobalka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Saaxo ee gobolka Mudug.

Waa Madaxweynihii ugu horeeyay Dowladda Puntland ee booqda degmada Saaxo, dadweynaha ayaa siweyn usoo dhoweeyay booqashada Madaxweynaha.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com