Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey degaanka Saaxo ee gobalka Mudug

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey degaanka Saaxo ee gobalka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Saaxo ee gobolka Mudug. Waa Madaxweynihii ugu horeeyay Dowladda Puntland ee booqda degmada Saaxo, dadweynaha ayaa siweyn usoo dhoweeyay booqashada Madaxweynaha. Diwaanka wararka Radio Daljir

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Rabshado ka socda dalka Itoobiya iyo Madaxda Dalkaas oo ka hadashay
Siciid Muumin:”Dowladda Puntland waa in ay caddeyso cidda leh mas’uuliyadda xadgudubyada ka dhacay Boosaaso” (daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Saaxo ee gobolka Mudug.

Waa Madaxweynihii ugu horeeyay Dowladda Puntland ee booqda degmada Saaxo, dadweynaha ayaa siweyn usoo dhoweeyay booqashada Madaxweynaha.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: