Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed oo magacaabis sameyeey

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed oo magacaabis sameyeey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa Maanta oo Axad ah waxaa uu magacaabey Guddiga Guirmadka Fatahaadyada Deeganada Koonfur Galbeed.

Guddiga oo ka kooban 9 Xubnood ayaa laga soo kala xulay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed iyo guddoomiyeyaasha Gobolada,Shabeellaha Hoose iyo Baay iyo Bakool.

Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay ka qyeb qaadan doonana gurmad loo sameynayo fatahaadaha u Wabiga ka geysto deegaannada Gobolka Shabeellaha Hoose iyo saameynta ka dhalata daadka Roobka ka da’a deegaannada kale ee Koonfur Galbeed.

Hoos ka akhriso.

Diwaanka
Wararka daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com