Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed oo magacaabay Taliyaha Howlgalinta Ciidamada Koofurgalbeed

HomeWararka

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed oo magacaabay Taliyaha Howlgalinta Ciidamada Koofurgalbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonf

Darawalada gadiidka Gobaladda oo ka cabanaya burburka Wadada xiriirisa Boosaaso iyo Gaalkacyo.(Daawo)
Danjiraha Soomaaliya ee Geneva oo Xamar looga yeeray aamuskeedii qaraarka QM ee Buuraleyda Golan darti
DFS oo beenisay in dalka laga joojiyay duulimaadyada Fly Dubai iyo Air Arabia

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne laftagreen ayaa waxaa Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed loogu Magacaabay Aadan Xareed Cumar.

Magacaabista taliyahan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xilli dhowaan ayuu maamulka Koofurgalbeed ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah ururka Alshabaab, iyadoo hore dhowr jeer sidan oo kale uu Maamulku ugu dhowaaqay dagaal ka dhan Alshabaab.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed;

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0