Darawalada gadiidka Gobaladda oo ka cabanaya burburka Wadada xiriirisa Boosaaso iyo Gaalkacyo.(Daawo)

Darawalada gadiidka Gobaladda oo ka cabanaya burburka Wadada xiriirisa Boosaaso iyo Gaalkacyo.(Daawo)

Wadayaasha gadiidka isaga kala goosha gobaladda dalka ayaa ka cabanaya burbur xoogan oo soo wajahayo wadooyinka Puntland siiba kuwa xiriiriya Boosaaso iyo Gaalkacyo.

Qaar kamid ah darawaladda Gadiidka xamuulka ee u safra gobaladda Dalka ayaa Dowladda Puntland ugu baaqay inay dhisaan jidaadka Burbursan.

Warbixin Wariye Cabdiqani Wadani ayaa Gaalkacyo ka soo diyaariyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com