Madaxweynaha Galmudug oo u duulay dalka Jabuuti

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo u duulay dalka Jabuuti

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay u ambabaxeen Dalka Jabuuti.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday jiida hore ee Tukaraq (Sawiro)
Dhalinyarada Hal Abuurka Leh oo Kusoo Badanaya Puntland (dhegayso)
JARIIFKA AJNABI, BURBURINTA QARARKA KALLUUNKA & MAAMUL AAN MATALAAD LAHAYN (DAAWO)

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay u ambabaxeen Dalka Jabuuti.

U jeeda safarka Madaxweyne Qoor Qoor Qoor iyo Xubnaha la socda ayaa waxaa lagu sheegay in ay halkaasi kula kulmi doonaan Madaxda Dalkaasi iyo Shirkado la filayo in ay qayb ka noqdoon dhismaha Dekada Magaalada Hobyo.

Madaxwaynaha Galmudug waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiiro ay ka mid yihiin Amniga iyo Arimaha Guddaha Galmudug, waxaana sidoo kale Xubnaha wafdiga ay la kulmi doonaan Madaxda kale ee dalkaasi Jabuuti.

Waa safarkii labaad oo Madaxweynaha Galmudug uu dalka uga baxo tan iyo markii Dhuusamareeb loogu doortay in uu noqdo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0