Dhalinyarada Hal Abuurka Leh oo Kusoo Badanaya Puntland (dhegayso)

Dhalinyarada Hal Abuurka Leh oo Kusoo Badanaya Puntland (dhegayso)

Maalmihii u dambeyeey waxaa soo badanayeey dhalinyarada Somaliyeed,gaar ahaan kuwa Puntland oo hal abuurka leh,iyago soo jeedinayeey Gabayo ay ku amanayaan dhulkooda ,somalida iyo dhalinyaradana lagu dhiirigalinayo.

Maxamed oo kamid ah dhalinyaradda Hal-Abuurka leh ayaa Waraysi uu siyeey Radio Daljir wuxuu kaga hadlay waxyaabaha uu inta baddan ka hadlo ,isago u Waramay Wariye Maxamuud Fantastic oo kula kulmay Qardho.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com