Dowladda oo sheegtay inay xadideyso Ajaanibta soo gasha dalka (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda oo sheegtay inay xadideyso Ajaanibta soo gasha dalka (dhegayso)

Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo faahfaahin ka bixyey ahmiyadda shirka laamah

Shirkii Amniga Qaranka oo Maanta Baydhabo ka furmaya
Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka qayb-galay shir looga hadlay ka hortaga nafaqo-darrada ka jirta Puntland (dhegayso)
Ardayda Jaamacada Bariga Africa Qardho oo Shahaadoyin la Gudoonsiyeey (dhegayso)

Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo faahfaahin ka bixyey ahmiyadda shirka laamaha hay’adda uga furmay caasimadda Galmudug, ayaa sheegay in ay uga muhiimsan tahay isku xirka hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha, si loo ogaado dhamaan dadka dalka kasoo galaya xuduudaha dhanka dhulka ah.

Sidoo kale Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ayaa tilmaamay in ay ku guuleysteen diiwaan gelinta ajaaniibta dalka soo galay, taasi oo qeyb ka ah dadaalada ay ku doonayaan in ay ogaadaan ajaaniibta soo gasha dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0