Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka qayb-galay shir looga hadlay ka hortaga nafaqo-darrada ka jirta Puntland (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka qayb-galay shir looga hadlay ka hortaga nafaqo-darrada ka jirta Puntland (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Cumar Camay ayaa magaaladda Garoowe waxaa uu kaga qayb-galay kulan looga hadlayay ka hortaga Nafaqa darrad ka jirta deegaanada Puntland .

kulanka waxaa ka qayb galay masuuliyin kala duwan oo kamid yihiin hay’addaha Samafalka iyo Wasaaradaha Puntland qaybo kamid ha ,waxaana halkaas khudbad kajeediyaay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com