Madaxweynaha Galmudug oo Turkiga lagu soo dhaweyeey

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Turkiga lagu soo dhaweyeey

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaarie (Qoor Qoor) ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Istanbul ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kala diray Guddigii doorashooyinka iyo Guddigii Xuduudaha.
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY GUDDIGA DHAQAALAHA QARANKA.
Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha oo shir ka daahfuray Muqdisho (dhegayso)

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaarie (Qoor Qoor) ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga,iyaga oo ka ambabaxay Magalada Muqdisho.

Masuuliyiinta soo dhaweysay ayaa waxaa ka mid ah safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga safiir jaamac , safiir kuxigeenka dalka Turkiga Bishaar ugaas , guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga sheekh Maxamed, Ganacsatada , stanbul,ardayda iyo bulshada qeybaheyda kale duwan.

Madaxwayne Qoor Qoor waa safarkii ugu horayay ee uu ku tago dalka Turkiga tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana la filayaa in uu kulamo kala duwan la qaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Turkiga.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: