Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddoomiyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolada Gamudug

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddoomiyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolada Gamudug

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu magacaabay Guddoomiyayaasha m

Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)
Waalidiinta Ardayda Dugsiyada Sare ee Puntland oo baaq soo saaray (daawo)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu magacaabay Guddoomiyayaasha maxkamadaha racfaanka iyo maxkamadaha gobolada mudug iyo galgaduud iyo ku xigeenada xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka galmudug.

xubnaha la magacaabay ayaa kala ah;

1-Saciid Cabdiraxmaan Shiikh : Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobalka Galgaduud

2- Maxamed Cabdi Kadiye : Guddoomiyaha maxkamadda gobolka galgaduud.

3-jimcaale Cali Salaad : Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka mudug.

4- Cabdirisaaq Cali Yusuf : Guddoomiyaha maxkamadda gobolka mudug.

5-Cabdullaahi Cali Cumar : ku-xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee galmudug.

6- Cabdixakiin Maxamed Xirsi : ku-xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee galmudug.

Madaxweyne qoor Qoor ayaa magacaabay xubnahan kaddib markii uu garowsaday baahida deg dega ah ee loo qabo dhisidda hay’adda garsoorka galmudug, isla markaana tixgeliyay aqoonta iyo waayo aragnimada xubnuhu u leeyihiin arrimaha garsoorka.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: