Badhan iyo Muranka Xubnaha Golaha Deegaanka lagu kordhiyay (Daawo)

HomeWararka

Badhan iyo Muranka Xubnaha Golaha Deegaanka lagu kordhiyay (Daawo)

Badhan gobolka Sanaag iyo waxa salka uu ku hayo muranka ka taagan dhismaha golaha deegaanka degmada oo xubno dheeraad ah lagu kordhiyay. Faadumo Deggan ayaa dood arrintaas kusaabsan dhexdhigtay Siyaasi Maxamuud Cali Aadan Hoori iyo Aqoonyahan Cabdirisaaq Xaaji Cali Shirwac. Hoos kaga bogo.

Cumar Cabdirashiid: “Ra’iisul Wasaare Rooble waa in uu magacaabaa guudi baaris ku sameeya kiiska Ikraan Tahliil”
MUNAASABAD LAGU XUSAYEY HABEENKII LA DHEELMIYEY NABIGEENA MAXAMED NNKH OO LAGU QABTEY BURTINLE
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Badhan gobolka Sanaag iyo waxa salka uu ku hayo muranka ka taagan dhismaha golaha deegaanka degmada oo xubno dheeraad ah lagu kordhiyay. Faadumo Deggan ayaa dood arrintaas kusaabsan dhexdhigtay Siyaasi Maxamuud Cali Aadan Hoori iyo Aqoonyahan Cabdirisaaq Xaaji Cali Shirwac.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: