Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo daahfuray shir looga hadlayo Cilimada (Sawiro)

Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo daahfuray shir looga hadlayo Cilimada (Sawiro)

Madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta ka qaybgalay shirwaynaha Isbadalka cimilada iyo kor uqaadista u adkaysiga xaaladaha abaara ee bulshada xoolo dhaqatada ah, kaasi oo maanta ka furmay caasimada deegaanka ee jigjiga.

Shirkan oo ay iska kaashadeen Jaamacada Jigjiga iyo Machad Daraasaadka, Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada ee geeska africa, Waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiinta ugu saraysa Xukuumada DDS, Aqoonyahan kala socday Wadamada Dariska, iyo Urur Goboleed ka IGAD.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com