Madaxwayne Waare oo kulan la yeeshay saraakiil sare oo tirsan Qaramada Midoobay (Sawiro)

Madaxwayne Waare oo kulan la yeeshay saraakiil sare oo tirsan Qaramada Midoobay (Sawiro)

Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa Magaalada Baladwayne waxa uu kulan kula yeeshay Saraakiil sare oo ka tirsan Hay’adaha Qaramada Midoobay ee uu fadhigeedu yahay Baladwayne .

Kulankaas ayaa waxa looga hadlay dardargelinta arimaha Cadaalada,Maxaabiista iyo sidii loo dhisi lahaa Xabsiyo iyo Mashaaricyo dib u dhis ah .

Kulankan oo dhacay xarunta Magaalada Baladwayne waxa uuna kusoo dhamaaday is Afgarad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com