Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada oo hakiyay wada shaqayntii dowladda dhexe (Akhriso)

HomeWararka

Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada oo hakiyay wada shaqayntii dowladda dhexe (Akhriso)

Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada oo ku shirsan magaalada Kismaayo ayaa go'aamiyay inay hakiyaan wada shaqayntii ay la lahaayeen dowladda dhexe.

Xaggee Ku Dambeeyeen Kabihii Soomaalidu Sancayn Jidhey (dhegayso warbixin)
Ciidamada AMISOM oo isaga baxay degmadda Afgooye
Fannaanka Haykal Yare oo Laascaanood lagu soodhaweyeey

Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada oo ku shirsan magaalada Kismaayo ayaa go’aamiyay inay hakiyaan wada shaqayntii ay la lahaayeen dowladda dhexe.

Warsaxaafadeed ay kasoo saareen shirkoodii uga socday magaalada Kismaayo ayaa madaxwaynayaasha Puntland, Jubaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hir Shabelle ku eedeeyeen inay dowladdu ku tumatay dastuurka oo ay dhaqaaalihii ammaanka wax looga qaban lahaa ku burburinayso maamul goboleedyada.

Dhinacyada siyaasadda, doorashooyinka, ammaanka iyo dhaqaalaha ayaa laga soo saaray warmurtiyeedka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: