Madaxwaynaha Puntland oo wasiiro cusub magacaabay (Akhriso)

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo wasiiro cusub magacaabay (Akhriso)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu m

Dowladda hoose ee Garoowe oo wadda qorshaha Kor u qaadida Bilicda (Daawo)
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday tiradii ugu badnayd oo ka tirsanayd Al-shabaab
Taliyaha Ciidanka Somaliland: ” Caare Waa dambile Qaran wana la Qisaasaya (Daawo)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kalyumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

Xeer Madaxweyne Lr.47 May 12, 2018, kuna saabsan magacaabid Wasiir Iyo Wasiir Kuxigeen.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda Iyo Waayo-Aragnimadooda Shaqo.

Markuu Latashaday: Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland.

  1. Waxaa Daahir Xaaji Khaliif Loo Magacaabay Wasiirka Wasaaaradda Beeraha Iyo Waraabka.
  2. Waxaa Cabdiraxmaan Salaad Maxamuud Loo Magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda

Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

 

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

 

=DHAMMAAD=

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: