Madaxwaynaha Puntland oo Furay Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo Furay Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay imtixaankii shahaadiga ahaa ee deegaamada Puntland.

Madaxwaynaha ayaa abaare tobankii barqanimo ku daahfuray imtixaanka magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, waxaana u farriistay guud ahaan gobolada Puntland shan iyo toban kun oo arday, ilaa iyo boqol goobood.

Hoos kadhagayso hadalkii madaxwaynaha uu ujeediyay ardayda fasalka 8aad iyo dugsiga sare ee Form 4.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com