Gobolada Puntland oo maanta loo fariistay imtixaanka guud

Gobolada Puntland oo maanta loo fariistay imtixaanka guud

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah furay imtixaanka shahaadiga ee deegaanada Puntland ka bilowday maanta.

Imtixaankan ayaa waxaa u fariistay 15-kun oo arday, dhammaan magaalooyinka waawayn, degmooyinka iyo tuulooyinka Puntland, waxaana ardaydu ay kala yihiin dugsiga sare Form 4 iyo fasalka 8aad ee dugsiga dhexe.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com