Madal doodeed looga hadlay Xuquuqda Aadanaha & Tacadiyada ka dhaca dalka gaar ahaan Puntland (daawo)

HomeWararka

Madal doodeed looga hadlay Xuquuqda Aadanaha & Tacadiyada ka dhaca dalka gaar ahaan Puntland (daawo)

Madal doodeed looga hadlay Xuquuqda Aadanaha & Tacadiyada ka dhaca dalka gaar ahaan Puntland, doodan oo uu daadihinayo Xuseen Cabdi Jimcaale waxaa ka

Al-shabaab oo sheegatay qaraxii Gaalkacyo iyo tirada dhimashada oo lashaaciyay
Dowladda Soomaaliya oo dhaqaalihii ugu horeeyay ka heshay shidaalka dalka( Akhriso)
DOOLOW, GEDO: Qabanqaabada xafladda soodhaweynta Cabdirashiid Janan oo socota

Madal doodeed looga hadlay Xuquuqda Aadanaha & Tacadiyada ka dhaca dalka gaar ahaan Puntland, doodan oo uu daadihinayo Xuseen Cabdi Jimcaale waxaa ka qaybgelaya Wasiir kuxigeenka Wasaarada Haweenka & Qoyska Puntland Sahra Kiin Cabdi Xirsi, Agaasimaha Daljir ee Garoowe Khadar Awl Ismail, Qareen Maryan Cismaan Suudi, Sacdiya Dahir Nour oo ah wariye & qoraa, iyo Dr. Cabdishaafi Axmed Cali oo ah aqoonyahan wax ka dhiga Jaamacadaha dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: