DOOLOW, GEDO: Qabanqaabada xafladda soodhaweynta Cabdirashiid Janan oo socota

DOOLOW, GEDO: Qabanqaabada xafladda soodhaweynta Cabdirashiid Janan oo socota

DOOLOW, GEDO: Waxaa hadda Doolow ka socota abaabulka munaasabad ballaaran oo lagu soodhaweynayo Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashid Xassan Cabdinuur Janan. Wasiir Janan ayaa isla maanta waxaa xilkii Jubaland looga xayuubiyey dikreeto Madaxweyne Axmed Madoobe.

Radio Daljir

Doolow

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com