Dowladda Soomaaliya oo dhaqaalihii ugu horeeyay ka heshay shidaalka dalka( Akhriso)

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo dhaqaalihii ugu horeeyay ka heshay shidaalka dalka( Akhriso)

Kadib dadaalo badan oo ay Maxdaxda Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS ka samayeen dib u soo celinta xiriir ka Shirkadaha ku leh Xirmooyin Shidaa

Shirkii Wasiirada Bariga Africa oo Nairobi ka furmay
Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 2aad)? (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kadib dadaalo badan oo ay Maxdaxda Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS ka samayeen dib u soo celinta xiriir ka Shirkadaha ku leh Xirmooyin Shidaal Iyo kuwo kale oo maal gashi cusub ka samaysta Wadan ka Soomaaliya ayaa waxaa lagu guulaystay in lagu qanciyo Shirkadaha lagu leeyahay Ijaar ka Xirmooyinka ay haystaan.

Heshiis ku saab sanaa bixinta Ijaarka Xirmooyin Shidaal oo ay galeen Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Iyo Shirkadaha Shell/Exxon Mobil bishii Juune ee Sanad kan ayay Shirkadahaas u soo shubeen DFS $1.7M oo ah qaybtii u horaysay ee ah Ijaar lagu lahaa Muddo ku siman 30 Sano.

Maamulka Lacagtan ayaa ku salaysnaan doonto heshiiskii Kheyraad Wadaaaga ee ay kala saxiixdeen DFS Iyo Dowladaha Xubnaha ka ah DFS sida uu bartiisa twitter ka ku shaaciyay Wasiir Ku Xigeenka Batroolka Iyo Macdanta DFS Mudane Maxamud Cabdiqaadir Hilaal.

Diiwaanka warka.
radio Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: