Macallin baraha Bulshada ku dhaliilay dowladda Vietnam oo 11 sano oo xabsi ah lagu xukumay

Macallin baraha Bulshada ku dhaliilay  dowladda Vietnam  oo 11 sano oo xabsi ah lagu xukumay

Maxkamad ku taala wadanka Vietnam ayaa 11 sano oo xabsi ah ku xakuntay macallin bare ka ahaa goob lagu barto Musikada.

Macallinka la xakumay ayaa lagu magacaabaa Nguyen Nang Tinh, waana 43 sano jir.

dowladda Vietnam ayaa Mr.Nang Tinh ku eedeysay in bartiisa Facebook uu ku soo qoray qoraalo lagu dhliilayey xukuumadda.

Mr.Nguyen Nang Tinh, ayaa eedaasi iska fogeeyey, waxa uuna sheegay in bartaasi Facebook ee dowladda lagu dhaliilay uusan lahayn.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com