MAANHADAL: Musuqmaasuqa iyo doorashooyinka Puntland (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Musuqmaasuqa iyo doorashooyinka Puntland (dhegayso)

Waxaa bartamaha looga jiraa doorashooyinkii Puntland, kuwii xildhibaanada iyo kii Madaxweynaha Puntland. Doorashooyinka Puntland taariikhda markii ugu

DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.
MAANHADAL: YAA DIIDAN IN DALKA AY DOORASHO KA DHACDO? (dhegayso)
MAANHADAL iyo JF Aadan: Furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland

Waxaa bartamaha looga jiraa doorashooyinkii Puntland, kuwii xildhibaanada iyo kii Madaxweynaha Puntland. Doorashooyinka Puntland taariikhda markii ugu horraysay waxa ay shacabka, siyaasiyiinta iyo culimada Puntland isweydiinayaan sidee looga hortagaa, loona joojiyaa musuqa siyaasadda iyo cod-iibsiga siyaasiyiinta.

Barnaamijka MAANHADAL ee maanta ayaan ku falaanqayn doonnaa, waxaana marti noogu ah Cabdisalaan Maxamuud Jaamac Salwe iyo Datoor Cali Maxamed Shiikh Ismaaciil.

Hoos kaga bogo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: