Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Musuqmaasuqa iyo doorashooyinka Puntland (dhegayso)

Waxaa bartamaha looga jiraa doorashooyinkii Puntland, kuwii xildhibaanada iyo kii Madaxweynaha Puntland. Doorashooyinka Puntland taariikhda markii ugu horraysay waxa ay shacabka, siyaasiyiinta iyo culimada Puntland isweydiinayaan sidee looga hortagaa, loona joojiyaa musuqa siyaasadda iyo cod-iibsiga siyaasiyiinta.

Barnaamijka MAANHADAL ee maanta ayaan ku falaanqayn doonnaa, waxaana marti noogu ah Cabdisalaan Maxamuud Jaamac Salwe iyo Datoor Cali Maxamed Shiikh Ismaaciil.

Hoos kaga bogo.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bf7c9b1020100af86dc49a0/Maanhadal_Tallman_Bsso_Doorashada+PL+iyo+doorka+laaluushka-23-Nov-2018.mp3?_=1

 

Exit mobile version