MAANHADAL: Furashadda Urur Siyaasadeedyada Puntland& Arragtida shacabka

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Furashadda Urur Siyaasadeedyada Puntland& Arragtida shacabka

Kulan wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaad walba an ku falanqeyno hadba mowduuci la is dhihi karo waa laga faaloon ka

MAANHADAL: Xiisada xoreynta gobalka Sanaag (dhegayso | daawo)
MAANHADAL: Xorriyadda Sanaag iyo Xaalka Sool (dhegayso|daawo)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.

Kulan wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaad walba an ku falanqeyno hadba mowduuci la is dhihi karo waa laga faaloon karaa.

Barnaamijkeena Maanhadal maanta oo Jimco ah waxaan kaga hadli doona furashada iyo is diwaangalinta urur siyaasadeedyada Puntland,iyado Puntland ay ka gudbayso nidaamka qabaa’ilka.

Wariye Maxamuud Cabdi ibraahim Ayaa Qardho ka soo jeedinaya Barnaamijka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: