Maanhadal: Diidmada Shilin Soomaaliga iyo saamaynta & Tallman (dhegayso)

Maanhadal: Diidmada Shilin Soomaaliga iyo saamaynta & Tallman (dhegayso)

Ku soo dhowaada barnaamijka Maanhadal oo ah barnaamij todobaadle ah oo lagu gorfeeyo hadba mowduuca taagan, barnaamijka waxaa uu todobaadkan idiinkaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso waxaana uu daarranyahay diidmada shilin Soomaaliga iyo saamaynta ka dhalatay, wariye Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaana inoo soo jeedinaya

Hoos kadhagayso oo ka bogo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com