Maanhadal: Diidmada Shilin Soomaaliga iyo saamaynta & Tallman (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

Maanhadal: Diidmada Shilin Soomaaliga iyo saamaynta & Tallman (dhegayso)

Ku soo dhowaada barnaamijka Maanhadal oo ah barnaamij todobaadle ah oo lagu gorfeeyo hadba mowduuca taagan, barnaamijka waxaa uu todobaadkan idiinkaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso waxaana uu daarranyahay diidmada shilin Soomaaliga iyo saamaynta ka dhalatay, wariye Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaana inoo soo jeedinaya Hoos kadhagayso oo ka bogo http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59a955ea04010044076936a3/Maanhadal_Tallman_Bsso-Diidmada+Shilin+Somaliga_01-Sep-2017.mp3

DHEGAYSO Maanta iyo Maanhadal & Jamaal Faarax Aadan (JFA)
TALOKEEN:Talooyin ku saabsan Burburka Wadooyinka Puntland (dhegayso)
TALOKEEN: Talooyin ku saabsan dowlad Wanaaga (dhegayso)

Ku soo dhowaada barnaamijka Maanhadal oo ah barnaamij todobaadle ah oo lagu gorfeeyo hadba mowduuca taagan, barnaamijka waxaa uu todobaadkan idiinkaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso waxaana uu daarranyahay diidmada shilin Soomaaliga iyo saamaynta ka dhalatay, wariye Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaana inoo soo jeedinaya

Hoos kadhagayso oo ka bogo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: