MAANHADAL: DFS oo hakisey shahaadooyinkii ardeyda dugsiyada sare ee Puntland (dhegayso | daawo)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: DFS oo hakisey shahaadooyinkii ardeyda dugsiyada sare ee Puntland (dhegayso | daawo)

Kulanti wacan dhegaystiyaal Barnaamijka Maanhadal todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa dowladda Federaalka oo hakisay hakisey shahaadooyinkii ardayda

Maanhadal: Xasaanad Siin fkf Mooshin Xasaanad ka Qaadid & kee Saxnaa (dhegayso)
MAANHADAL: MASUULIYADDA DHIBAATOOYINKII KADHASHAY MUDDO KORORSIGA, GO’AANKA MADAXWAYNAHA IYO SHIRKA BERRITO EE BAARLAMAANKA (daawo)
MAANHADAL: Maxaa loo hadal hayaa wareegtooyinka Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud

Kulanti wacan dhegaystiyaal Barnaamijka Maanhadal todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa dowladda Federaalka oo hakisay hakisey shahaadooyinkii ardayda dugsiyada sare ee Puntland.

Hadaba DFS xaq ma u leedahay in ay siyaasad aargoosasho ah ardada Puntland la beegsato, mustaqbalkoodana mugdi galiso? Tan kale, tani caddayn ma u tahay in DFS aysan rabin nidaamka Federalka? Waa se maxay doorka qalad ee dowladda Puntland, waaba haddii ay qalad ku leedahay siyaasadda waxbarashada oo ah mid u taal maamul goboleedyada?

MAANHADAL iyo maanta waxaa soojeedinaya wariye Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

Hoosna ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: