Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: DFS oo hakisey shahaadooyinkii ardeyda dugsiyada sare ee Puntland (dhegayso | daawo)

Kulanti wacan dhegaystiyaal Barnaamijka Maanhadal todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa dowladda Federaalka oo hakisay hakisey shahaadooyinkii ardayda dugsiyada sare ee Puntland.

Hadaba DFS xaq ma u leedahay in ay siyaasad aargoosasho ah ardada Puntland la beegsato, mustaqbalkoodana mugdi galiso? Tan kale, tani caddayn ma u tahay in DFS aysan rabin nidaamka Federalka? Waa se maxay doorka qalad ee dowladda Puntland, waaba haddii ay qalad ku leedahay siyaasadda waxbarashada oo ah mid u taal maamul goboleedyada?

MAANHADAL iyo maanta waxaa soojeedinaya wariye Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

Hoosna ka daawo.

Back to Home page