Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo bandhigay Ciidamo aad u farabadan, kuwaas oo maamulku sheegay in loogu talo galay inay la dagaalamaan ururka Al-Shabaab.

Ciidamadaan oo dhawaan uu tababar ugu soo xirmay magaalada Baydhabo ayaa waxaa Xarunta Madaxtooyada kula hadlay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Koonfur Galbeed Isaaq Cali Isaaq ayaa u sheegay inay u diyaar garoobaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com