Guddomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland oo kulan la qaatay qaaraan bixiyayaasha caalamiga ah ee Puntland kala shaqeeya dimuqraadiyadeynta

HomeWararka

Guddomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland oo kulan la qaatay qaaraan bixiyayaasha caalamiga ah ee Puntland kala shaqeeya dimuqraadiyadeynta

Guddomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa Kulan la yeeshay qaaraan bixiyayaasha caalamiga ah ee Puntland kala s

Aragtida Shacabka Garoowe ee Sanad Guuraddii 19aad ee Aas Aaska Puntland (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ

Guddomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa Kulan la yeeshay qaaraan bixiyayaasha caalamiga ah ee Puntland kala shaqeeya Doorashooyinka.

Kulankan oo ka dhacay Safaaradda Sweden ee Nairobi oo ay ka qaybgaleen dalalka Sweden, Switzerland, UK, Norway, Denmark iyo Euorpean Union-ka waxaa uu gudomiyaha la wadaagay warbixin dhamastiraan oo ku Saabsan qorshaha dhamastirka Doorashooyinka qof iyo codka ah sida: wacyigelinta socota, keenista qalabka diiwaangelinta iyo talaabooyinka xiga ee dhamaystirka Doorashooyinka Dowladdaha Hoose ee Puntland.

Qaaraan bixiyayaasha ayaa dhankooda soo dhaweeyay dadaalada socda ee ay ugu horeeyaan dhamastirka Doorashada Eyl iyo soo dejinta qalabka diiwaangelinta waxayna balanqaadeen inay sii wadi donaan taagerada iyo wadashaqaynta ay Guddiga laleeyihiin.

Kulanka Waxaa Gudoomiyaha ku wehelisay Xogahaya guud ee Guddiga Ubah abdullahi abshir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: