Maamulka Hirshabeelle oo 16-jir u magacaabay xil (dhegayso)

Maamulka Hirshabeelle oo 16-jir u magacaabay xil (dhegayso)

Feysal Cabdullaahi Cumar oo ah arday dhigta iskuul  kuyaala magaalada Jowhar ayaa diiday xil loo magacaabay kaaso ah gudoomiye kuxigeenka deegaanka Ganboole ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Faysal ayaa Radio Daljir usheegay in wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka HirShabelle aysan kala  tashan magacaabistaasi.

Waxaa uu intaasi kudaray in sababo amaan darteed iyo asagoo ah arday fasalka 4aad ee dugsiga sare ay u cuntami wayday xilkaasi loo magacabay.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa waraystay Faysal waydiiyayna xilka loo magacaabay.
 Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com