Maamulka gobolka Nugaal oo olole Nadaafadeed ka sameeyay xaafada Israac Garoowe (daawo)

HomeWararka

Maamulka gobolka Nugaal oo olole Nadaafadeed ka sameeyay xaafada Israac Garoowe (daawo)

Dowladda Hoose ee caasimadda Garoowe iyadoo ka duulaysa ilaalinta bilicda magaalada ayaa waxaa ay howlgalo Nadaafadeed maantay ka fulisay xaafada Isra

Maxaa looga hadlay shirka golaha Wasiirada jubbaland maanta?
Meydadka Dad Adduunka Kunoolaan Jirey 300 oo Kun oo Sano Kahor iyo Qayb Aan Isbedelin-daawo
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Dowladda Hoose ee caasimadda Garoowe iyadoo ka duulaysa ilaalinta bilicda magaalada ayaa waxaa ay howlgalo Nadaafadeed maantay ka fulisay xaafada Israac ee magaalada Garoowe.

Xoghayaha Dowladda Hoose Maxamuud Cali Xasan iyo qaar kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka ayaa kormeeray goobaha uu howgalku ka socday.

Daawo.

Dawlada Hoose ee Garoowe

Qaybo kamid ah magaalada Garoowe ayaa laga sameeyey olole nadaafadeed oo ay soo abaabushey Dawlada Hoose ee caasimada Puntland ee Garoowe.

Posted by Radio Daljir on Sunday, February 10, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: