Site icon Radio Daljir

Maamulka gobolka Nugaal oo olole Nadaafadeed ka sameeyay xaafada Israac Garoowe (daawo)

Dowladda Hoose ee caasimadda Garoowe iyadoo ka duulaysa ilaalinta bilicda magaalada ayaa waxaa ay howlgalo Nadaafadeed maantay ka fulisay xaafada Israac ee magaalada Garoowe.

Xoghayaha Dowladda Hoose Maxamuud Cali Xasan iyo qaar kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka ayaa kormeeray goobaha uu howgalku ka socday.

Daawo.

Exit mobile version